Isku-dubaridka iyo dadaalka ay wadaan Hay’adda Naafada Qaranka Soomaaliyeed iyo hay’adaha kale ee Naafada oo ka hawlgala Galmudug, ayaa waxay ku yeesheen in magaalada Dhuusamareeb lagu qabto kulamo aqoon u kordhinta xuquuqda naafada leh. Kulamadaas oo ay ka soo qayb galeen xubnihii hay’adaha Naafada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Ujeedka ugu weyn ee kulamadaas ayaa ahaa in laga fakar